Dilal aargoosi qabiil oo ka dhacay Muqdisho iyo laamaha amaanka DF oo War ka soo saaray

Laamaha ammaanka dowlada Soomaaliya ayaa shir deg deg ah ka yeeshay dilal la xiriira aanooyin qabiil oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay degmada Kaaraan eeĀ  magaalada Muqdisho. Shirka oo ka dhacay degmada Kaaraan ayaa waxaa diirada lagu saaray sidii loo dhameyn lahaa dilalka la xiriira aargoosiga qabiil ee ka dhacay degmadaas. Waxaa kulanka goob … Continue reading Dilal aargoosi qabiil oo ka dhacay Muqdisho iyo laamaha amaanka DF oo War ka soo saaray